Gudoomiye hore iyo dad kale oo horkacayay banaan baxii saakay dhacay oo la xiray

Ciidamada booliiska Soomaaliya ayaa saakay fashiliyay banaan bax ay soo abaabuleen mucaaradka dowlada federaalka Soomaaliya oo looga soo horjeeday mudo kororsi la sheegay in dowlada hada jirta ay damacsa tahay. Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in ciidamada booliiska ay xireen qaar kamid ah dadkii hor kacayay banaan baxa saakay ka dhacay fagaaraha … Continue reading Gudoomiye hore iyo dad kale oo horkacayay banaan baxii saakay dhacay oo la xiray